Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan gurmadka abaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Ingriiska ee Soomaaliya.

Date:

Muqdisho May 28, 2022- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Danijira ha Boqortooyada Ingriiska Kate Foster.

Ergayga iyo Danjiraha UK ayaa wada sheekeysi dheer ka yeeshay siyaalaha boqortooyada Ingiriisku taageero uga geysan karto abaaraha ka jira Soomaaliya.

Danjire Kate Foster, ayaa ergeyga u ballan qaadday in wada shaqeyn joogto maadaama Dowladda Ingiriiska ah ay ka go’an tahay garab istaagga ummadda Soomaaliyeed ee ay abaaruhu halakeeyeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad

Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday xarumaha dowladda

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin iyo wafdi la socday

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed...