Waxaa gordhaw ka bilaabatay Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho doorashadda xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartami doonaan ilaa dhowr musharrax kuwaas Oo gaaraya ilaa 39 musharax.
Ilaa 36 Musharrax ayaa u diiwaangashay inay ku tartaman doorashada Madaxweynaha, waxaana Maanta si weyn loo adkeeyay Amniga Magaalada Muqdisho, iyada oo hakad la geliyay isku socodka dadka, Gaadiidka iyo Ganacsiga intaba.
Dhamaan musharixiinta xilka madaxweynaha soomaaliya ayaa howlgalka ku sugan.