Ciidanka xoogga dalka oo ka hortegay weerar ay Argagixisadu ku qaaday Camaara

Date:

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka hortagay weerar ay saakay argagixisada Al-Shabaab ku qaadeen Saldhiga Ciidanka Xooggu ku leeyihiin magaalada Camaara ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Saraakiisha Xoogga Dalka qeybta 21-aad ayaa sheegay inay khesaare xooggan ay gaarsiiyeen Argagixisada kusoo duushay magaalada Camaara.

Sidoo kale saraakiisha ayaa sheegay in maanta ay soo bandhigi doonaan khasaaraha gaaray kooxda, oo iska caabin adag kala kulantay ciidanka xooga dalka.

Wixii ka soo kordha kala soco SNTV.SO

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir Fiqi oo kormeeray fariisimaha ciidamada XD ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi...

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha ciidamada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Afhayeenka Madaxtooyada “Madaxweynaha Qaranka wuxuu Baydhabo u joogaa adkeynta nabadda iyo dhisidda nidaam maamul oo dimuqraadi ah”

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Aadan Cali (Xadaana), oo magaalada...