Shirka Guddiga Qaran ee Xakamaynta Xanuunka COVID-19 oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Date:

Shirka Guddiga Qaran ee xakamaynta xanuunka COVID-19 oo looga hadlay ka hortagga, la tacaalidda cudurka Corona Virus iyo sidii agab xanuunka lagula tacaalo loo gaarsiin lahaa xarumaha caafimaadka ee Dowlad-gobolleedyada ayaa Xalay ku qabsoomay Hanaanka Online ka ee ZOOM ka.
Shirka Qaran ee Isku-duwida Hawlaha Ka hortaga Iyo Ka Jawaabista soo laba lacleynta Covid19 ayaa waxaa Guddoomiyay Ra’wasaare Ku Xigeenka DFS Mudane Mahdi M. Guled.
Shirka waxaa aad loogaga hadlay Xoojinta dadaalada socda ee ka jawaabidda Covid19 iyo sidii dhamaan Hay’addaha Dawllada uga qeyb qaadan lahaayeen Dadaalka socda ee ay hoggaaminayso Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Wasiir Fiqi oo kormeeray fariisimaha ciidamada XD ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi...

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha ciidamada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa...