Wasiir Beyle oo kulan miro dhal ah la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya+(SAWIRRO).

Date:

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo ay ugu horeyaan Wasiir Ku-xigeenka, Wasiiru-Dowlaha,  & mas’uuliyiin sare oo dhinaca waxbarashada qaabilsan

“Waxa aan maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada oo ay ugu horeyaan Wasiiru-Dowlaha, Wasiir Ku-xigeenka iyo saraakiil sare oo dhinaca waxbarashada qaabilsan.

Wuxuu sheegay Wasiir Beyle in ay ka wada hadleen baahiyaha dhinaca waxbarashada ee Soomaaliya oo ay ka mid tahay in maalgelin joogta ah la siiyo hannaanka Waxbarashada,maadaama Waxbarashadu ay tahay iftiinka Dadkeenna iyo horumarka bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...