Gen Maxamed Nuur Galaal Oo Kamid Ahaa Saraakiishii Hore Ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Ku dhintay weerarka argagaxisada ee Hotelka Afrik

Date:

Rabi ha u naxariisto jeneraal Galaal oo ka mid ahaa saraakiishii dhisay ciidanka xoogga dalka soomaaliya ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintay weerar ay kooxda dhiiga shacabka soomaaliyeed baneysatay ee argagaxisada ayย  kuย  qaadeen hoteelka Afrik

Jeneraal Galaal ayaa mudo ka badan 50 sano ku dhax jiray shaqda ciidanka wuxuuna xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray.

Dadka yaqaanay marxuum Galaal waxay sheegeen in uu dhashay sanadkii 1938.

Wasiirka warfaafinta XFS mudane Cusmaan Dubbe ayaa dhamaan shacabka soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Jeneraal Galaal

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...