Shir looga hadlayay horumarinta Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran airport-ka Aadan cadde ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho+(SAWIRRO).

Date:

Shir  looga hadlayay horumarinta Amniga caasimadda gaar ahaan degmooyinka ku xeeran airport-ka  Aadan cadde oo muhiimad gaar ah u leh dowladda iyo shacabka Soomaliyeed ayaa manta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda amniga XFS waxaa ka qayb galay Xafiiska QM ee UNSOM, AMISOM iyo haayado kale iyadoo dhanka wasaaradda amniga uu shirka hugaaminayay wasiiru dowlaha wasaaradda Farxaan Cali Axmed.

Wakiilka xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo kulanka ka qeyb galay ayaa wasaaradda amniga dalka ku bogaadiyey dadaalka ay ugu jiero xaqiijinta amniga dalka guud ahaan iyo gaar ahaan ilaha muhiim ka ah sida garoomada.

Wasiiru dowlaha Amniga XFS mudane Farxaan Cali Axmed ayaa sheegay in ujeedka loo qabtay kulankaan muhiim ka ah ay tahay in xaqiijinta amniga garoonka iyo degmooyinka ka agdhaw.

 

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...