Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa+(SAWIRRO).

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa  Maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa.

Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa muddo 30 sanno ah gurigiisa xoog looga heystay ka dib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxaana maanta dib ugu celiyay maamulka gobolka banaadir .

Maamulka gobolka Banaadir  ayaa sheegay in aan la aqbali  doonin in magaalada Muqdisho gudaheeda guryaha  la iskaga baado,waxa uuna bulshada ugu baqaay cidkastaa oo guri si sharci daro ah ku heysato in ay ku wareejiso shaqsigii lahaa.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...