Ku dhawaad afar boqol oo qoys kuwaas oo ku ceyrtoobay saameynta ayaxa ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo

Date:

Qoysaskaan oo xiligaan xaalad adag oo dhinaca nolashaa ay Heysato ayaa saaka waxaa qaar ka mida dadka deegaanku ay Bilaabeen in ay gurmadyo usameeyaan inkastoo gurmadyada ay Gaarsiiyeen aysan aheyn mid ku filan

Gudoomiye ku xigeenka dagmada galkacyo injineer Maxamed Cabdi Cilmi oo isaga iyo Gudoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ay booqdeen goob ay ku Sugnaayeen oo ku taal xaafada horumar ee Magaalada Galkacyo Ayaa ugu horeyn uga warbxiyay warbaahinta Qaranka gurmad Yada loo fidiyay saaka iyo xaaladood nolaleed isagoona xusay in Ay heysato xaalad adag oo dhinaca nolashaa loona baahan yahay In loo gurmado walaalaha kusoo barakacay galkacyo

Gudoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal Ayaa Isna Dhankiisa Xusay In Laga Wada Qeyb Qaato U Gurmashada Qoysaska Ay Saameeynta Ku Yeelatay Nolashooda Xaalufinta Ayaxa

Qaarka Mida Xubnaha Qoysaska Soo Gaaray Magaalada Galkacyo Ayaa Iyaguna Ka Mahad Celiyay Gurmada Loo Sameeyay Iyo Booqashada Masuuliyinnta Gobalka Iyo Dagmada

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka...

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...