Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u magacaabayย Dr. Maxamed Ibraahim Nuur in uu noqdo xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya.
Raโiisal Wasaare Roooble ayaa kula dardaarmay xoghayaha cusub Dr Maxamed inuu dardar geliyo shaqada loo idmaday ee xafiiska Raโiisul Wasaaraha.