Dalalka mamnuucay duulimaadyada uga yimaada UK oo isa soo taraya.

Date:

Waxaa sii kordhaya tirada wadamada mamnuucay duulimaadyada dalka UK kaddib markii laga helay UK nooc karoonaha ka mid ah oo si aad ah u faafa .

Wadamada joojiyay duulimaadyada UK waxaa ka mid ah France, Germany, Italy, Netherlands, Austria, Ireland, Belgium, Israel and Canada, India, Poland, Switzerland, Russia iyo Hong Kong

UK oo ku taala bad dhaxdeeda waxaa iminka xiran surinka kaliya ee dhanka badda, kaas oo isku xira UK iyo Faransiiska .

Ku dhawaad 2,000 oo gaadiidka xamuulka ah ayaa taagan xeebta magaalada Dover oo ah halka gaadiidka xamuulka ay maraakiibta ka xanbaaraan.

Sidoo kale waxaa joogsaday tareenka dheereeya ee mara badda gunteeda hoose ee Eurostar, kaas oo isku xira UK iyo Yurub .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali...

Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee...