Abiy ahmed oo sheegay in adeegii isgaarsiinta Mekelle oo go,naa mudo bil ka badan la soo celiyay kadib markii uu booqday magaalada

Date:

Ra’isulwasaaraha itoobiya ayaa sheegay in korontadii iyo isgaarsiinta taleefanada magaalada Mekelle  ee xarunta ismaamulka Tigray la soo celiyay kadib markii la dayac tiray.

Abiy Ahmed oo gaaray Mekelle isaga oo ay weheliyaan xubnaha maamulka ku meel gaarka tigreega iyo saraakiisha ciidanka itoobiya ayaa sidoo kale sheegay in howlaha gargaarka ay socdaan sidoo kalana la dhisayo kaaba yaasha burburay.

Abiy wuxuu tilmaamay in baacsiga iyo qabashada waxa uu ugu yeeray danbiilayaasha ay sii socon doonaan.

Maanta oo isniin ah ayaa lagu wadaa in shaqaalaha dowlada ay xafiiyada ku noqdaan

Ciidanka dowlada itoobiya ayaa magaalada la wareegay 28 November kadib dagaal socday 26 cisho oo TPLF ay la galeen

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...

Hay’adda SODMA iyo Maamulka K/ Galbeed oo Bakool ka sameeyay howlo biyo dhaamin ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...