Ciidamada amaanka oo Caawa gacanta ku dhigay Dhagar-qabe bam gacmeed ku tuuray Saldhiga Xamarweyne.

Date:

Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku dhigay Dhagar qabe ka tirsanaa kooxaha Argagixisada oo bangacmeed caawa ku tuuray Saldhiga Degmada Xamar Weyne.

Ma jirto cid waxyeello kasoo gaartay Bam Gacmeedka caawa lagu tuuray Saldhiga Degmada Xamar Weyne.

Ciidamada amaanka oo kaashanayo shacabka ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa dadaal xoogan ugu jiro sidii loo sugi lahaa amniga Magaalada Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo duqeyn cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta...

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...