Sirdoonka Dowladaha Itoobiya iyo Isreal oo la sheegay in ay iska kaashanayaa la dagaalanka Aragagixisada.

Date:

Sirdoonka Itoobiya iyo kuwa Israel ayaa sheegay in ay iska kashanayaan arimaha amaanka iyoย  la dagaalanka argagaxisada.

Arintan ayaa waxaa ay ka danbeysay kadib markii shalay ay ku kulmeen dalka Israel madaxa heyada NISS ee sirdoonka Itoobiya Temesgen Tiruneh iyo Yossi Cohen oo ah madaxa Mossad heyada sirdoonka Israel ee bariga afrika.

Labada dhinac ayaa isku raacay in la xoojiyo wadashaqeynta oo la iska kaashado dhanka la dagaalanka argagxisada ayaa lagu yiri qoraal ay NISS u dirtay saxaafada dowlada itoobiya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale