Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo dhagax-dhigay Dhismaha Xaruunta ay yeelanayso Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta ee dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed+(SAWIRRO

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa si wadajir ah u  dhagax-dhigay  Dhismaha Xarunta ay yeelanayso wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta  ee dowladda Goboleedka  Koonfur Galbeed.

Dhismaha Xaruunta wasaaradd Awqaafta iyo Arrimaha Diinta  ee dowladd Goboleedka  Koonfur Galbeed  waxa iska kaashanaya  labada Wasaaradood  ee heer  federal iyo heer dowlad- goboleed waxa ayna qayb ka tahay qorshaha horumarinta  Gobolladda si loo daadajiyo  shacabkana loogu dhaweeyo adeegyadda dowladda.

Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa maanta si wadajir ah u  dhagax-dhigay  Dhismaha Xarunta ay yeelanayso wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta  ee dowladda Goboleedka  Koonfur Galbeed.

Dhismaha Xaruunta wasaaradd Awqaafta iyo Arrimaha Diinta  ee dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed  waxa iska kaashanaya  labada Wasaaradood  ee heer  federal iyo heer dowlad- goboleed waxa ayna qayb ka tahay qorshaha horumarinta  Gobolladda si loo daadajiyo  shacabkana loogu dhaweeyo adeegyadda dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey...