Saraakiil ka tirsan Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida oo gaaray Doolow+(SAWIRRO).

Date:

Sarakiil ka tirsan Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta garay Degmada Doolow ee Gobalka Gedo.

Sarakiisha maxkamadda waxa hogaminayay Guddomiyaha Maxkamadda Qeybta 27aad Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdule Aadan, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Maamulk Degmada, Saraakiil ka tirsan ciidamada iyo xubno kale.

Wafdiga ka socda Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada Qalabka sida ayaa ujeedka socdaalkooda la xiriirtaa qaadidda dawaclo ku saabsan dilal dhawaan ka dhacay Degmoyin ka tirsan  Gobalka Gedo.

 0     

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...

Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta...

Wasiir Fiqi oo kormeeray fariisimaha ciidamada XD ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi...

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Baydhabo kula kulmay Saraakiisha ciidamada

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa...