Warsiika Qorsheynta JFS oo Kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNFPA ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Date:

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay’adda UNFPA Somalia Mr Andres Thomson.

Kulanka oo ahaa mid kooban ayay labada dhinac ka hadleen xariirka wada shaqeynta, howlaha mashaaricda dalka ay ka wado Hay’adda UNFPA si ay u noqdaan kuwa mira-dhal ah.

Wasiirka Jamaal Maxamed Xasan ayaa tusaalayay UNFPA In adeegyada dhabta ah ee ay Umadda u fidanayso In ay ku saleeyaan Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed oo ay ku cad yahiin baahiyaha dhabta ah dalkeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

DF oo shacabka Soomaaliyeed ku wargelisay inuu dalka galayo marxalad Doorasho loo dhan yahay

Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...