Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa.

Date:

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle mudane, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo ku xigeenkiisa mudane Yuusuf Axmed Dabageed.

Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay Madaxdaan xilka loo doortay, isagoo Alle uga baryay in uu ku guuleeyo mas’uuliyadda.

Halkan Hoose Ka AQRISO.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Ciraaq u qaabilsan Soomaaliya 

Muqdisho, Arbaco, 11 Febraayo 2026: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo La Kulmay Danjiraha Shiinaha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta,...

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo uu...