Wasiir Qorshaynta X.F.S “ waa in aan dar dargalinnaa Fulinta waajibaadka naloo igmaday”+(SAWIRRO).

Date:

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  XFS mudane Jamaal Maxamed Xasan  oo dar-dar-galinaya shaqooyinka horyaalla Waasaaradda ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud iyo  Agaasime Waaxeedyada iWasaaradda oo arrimo badan lagu gorfeeyay.

Kulanka ayaa looga hadlay,laguna ansixiyay qaab dhismeedka Wasaaradda, si loo xoojiyo shaqada wasaaradda oo Agaasimaha Guud si goooni ah loogu igmaday dar-dar-galinta howlahaasi.

Ugu dambeyn, Wasiir Jamaal  ayaa madaxda kula dardaarmay in shaqooyinka la sii xoojiyo, si natiijada wax ku-oolka ah ee aan higsanayno  aan u gaarsiinno dalkeenna.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...