Xukuumadda cusub oo la hor geynayo golaha shacabka.

Date:

-Xildhibaannada golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta KMG-ka ah ee villa Hargaysa.

Ajandaha kulanka ayaa ah u codaynta xukuumadda cusub ee dhawaan uu soo magacaabay ra’iisal- wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo barnaamijka xukuumadda.

Xukuumadda cusub ayaa haddii codka kalsoonida la siiyo waxaa horyaalla shaqo adag oo ay ugu horrayso fulinta qodabadii lagu heshiiyay ee doorashada, waxayna haysataa muddo kooban oo looga fadhiyo in ay ku dhaqangaliso.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...