Wasiir Beyle Oo Kormeeray Dhismaha Cusub Ee Wasaaradda Maaliyadda +Sawirro

Date:

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta komeer ku tagay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo wejigiisa labaad uu soo gaba-gaboobay.

โ€œWaxa aan kormeer ku tagay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo wajigiisii 2-aad uu soo gabo-gaboobay,โ€ ayuu yiri Wasiir Beyle.

Dhisman cusub ayaa ka qeyb qaadan doona daboolidda baahida loo qabo xafiisyo iyo goob ay ku wada shaqeyn karaan dhammaan shaqaalaha Wasaaradda maaliyadda sidii loo laba laabi lahaa shaqada ay Wasaaraddu u hayso Bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...