Danjiraha Soomaaliya ee K/Afrika oo gaaray Johannseburg

Date:

Safiirka ay Dowladda Soomaaliya dhawaan u magacaabday Dalka South Africa Maxamed Cali Mire ( Nabadoon ) ayaa galabta waxaa uu gaaray Magaaladda Johannseburg.

Danjire Maxamed Cali Mire Nabadoon waxa uu badalay Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Koofur Afrika Jamal Maxamed Barrow oo loo magacaabay wadanka Nagaria .

Garoonka magaalada Johannesburg waxaa safiirka ku soo dhaweeyay madax ka socotay safaaradda qaar ka mid ah waxgaradka iyo culimada Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan Jaaliyadda Johanesburg.

     

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad

Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday xarumaha dowladda

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin iyo wafdi la socday

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed...