Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo war ka soo saaray weerarkii Argagixisa-nimo ee Hotelka SYL.

Date:

Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa markii ay  soo Gabagabeeyay howlgalkii ay ka wadeen Hotel SYL ayaa Taliska booliska waxaa ka soo sareen  war qoraal ah wereerkii naf Halignimada ah oo ay kusoo qaadeen Al Shabaab goob ay dad rayad ah isaga cawaynayeen ciidamada Amniga ayaa toogtay dhammaan 5-tii qof ee weerarka fulisay, Iyagoo doonayay  in ay gumaadaan Mas’uuliyiinta iyo dadka shacabka ah ee ku sugnaa gudaha hotelka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 – Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixinta  dhammeystirka Dastuurka JFS 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...

Wasaaradda Hawlaha Guud ee XFS oo soo dhaweysay ansixinta Dastuurka JFS

MUQDISHO | 05 Maarso 2026 – Wasaaradda Hawlaha Guud,...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Dhaweysay Ansixinta Dhameystirka Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo...