Guddoomiyaha Deegaanka Af-barwaaqo Oo Shaaciyey Khatar Ka jirto Deegaankaas ”Wareysi”

Date:

Guddoomiyaha Deegaanka Af-barwaaqo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in ay shacabka ku dhaqan deegaanka Afbarwaaqo iyo Tuulooyin hoostago in ay khatar badan dareemayaan asagoo xusay in ay jirto Haan Sun ah oo Badda ka soo caarisay oo halis ugu jirto in ay furato.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in deegaanka ay ka jiraan baahiyo badan oo dhanka arimaha bulshada ah, waxa uu xusay in uusan jirin booliis ka shaqeeyo deegaanka sidoo kale waxa uu xusay in deegaanka uu lahan isbitaal.

DHAGEYSO WAREYSIGA

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Sh/Dhexe oo gaaray Wargaadhi kadib jabkii Khawaarijta.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Dhexe Maxamuud Maxamed Nuur iyo Taliyaha...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer uga tagay Ciidamo ku sugan Matabaan.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Sahal...

Munaasabad lagu dhiirrigelinayo Saraakiisha amniga KGS oo lagu qabtay Baydhabo.

Waxaa magaalada Baydhabo lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay, laguna...

Maareeyaha Batroolka Qaranka oo shaaciyay cadadka shidaalka laga helay Soomaaliya.

Maareeyaha guud ee Hay’adda Batroolka Qaranka, Eng. Cabdulqaadir Aadan...