Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida oo xukuno riday.

Date:

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal loo haysto falal argagixiso. Cali Axmed Guure (Qoyane) iyo Nuur Ibraahim Mahad Alle ayaa lagu wada xukumay dil toogasha ah halka Cabdirxmaan Sheikh Cilmi Cawaale gudoomiyihii degmada Maxaaas lagu xukumay xabsi daa’in.

Waxaa loo heystaa Qarax uu ku dhintay Guddoomiye ku xigeenkii degmada Maxaaas Rashiid Cusmaan Cabdi 19/04/2019

Horay ayaa maxkamaddu dhowr mar ugu fariisatay dhageysiga dacwadda loo haysto dhagar qabayaashaan waxaase saaka si rasmi ah guddoomiyaha maxkamaddu ugu dhawaaqay go’aanka maxkamadda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...