HomeWARARKA MAANTAMaxkamadda ICJ oo laga sugayo jawaabta soo jeedinnada Kenya iyo Somalia
Maxkamadda ICJ oo laga sugayo jawaabta soo jeedinnada Kenya iyo Somalia
The International Court of Justice (ICJ), principal judicial organ of the UN, holds public hearings in the case concerning Obligation to Negotiate Access to the Pacific Ocean (Bolivia v. Chile) from 19 to 28 March 2018 at the Peace Palace in The Hague, the seat of the Court. The hearings concern the merits of the case. Session held under the presidency of Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf, President of the Court. The CourtÕs role is to settle, in accordance with international law, legal disputes submitted to it by States (its Judgments are final and binding) and to give advisory opinions on legal questions referred to it by authorized UN organs and agencies. Its official languages are English and French. For more information: www.icj-cij.org
La Cour internationale de Justice (CIJ), organe judiciaire principal des Nations Unies, tient des audiences publiques en lÕaffaire relative lÕObligation de ngocier un accs l'ocan Pacifique (Bolivie c. Chili) du 19 au 28 mars 2018, au Palais de la Paix, La Haye, o la Cour a son sige. Les audiences portent sur le fond de lÕaffaire. Sance publique tenue sous la prsidence de M. Abdulqawi Ahmed Yusuf, prsident de la Cour. La mission de la Cour est de rgler, conformment au droit international, les diffrends dÕordre juridique qui lui sont soumis par les Etats (ses arrts sont sans appel et obligatoires pour les Parties) et de donner des avis consultatifs sur les questions juridiques que lui posent les organes et les institutions de lÕONU autoriss le faire. Pour en savoir plus: www.icj-cij.org
Maxamadda Caalamiga ah ee ICJ oo uwada yeertay waddamada Soomaaliya iyo Kenya oo u ballansanaa dhageysiga dacwadda labada dal ee horay u baaqatay horraantii bishii tagtay ayaa wada gaaray dalka Holand.
Labada dowladood ayaa la wada dhageystay soo jeedinnadooda, waxa ayna dowladda Kenya Codsatay in la siiyo waqti sanad ah oo ay ugu soo diyaar garoobeyso dacwadda Soomaaiya kala dhaxeysa.
Dhinaca Kale Soomaaliya ayaa Maxkamadda adduunka ICJ u sheegtay in ay xaggooda diyaar u yihiin garmaqalka Maxkamadda oo ay aqbaleen dhiggooda Kenya fursado laba ah oo ay horay Maxkamadda usiisay, waxa ayna sheegeen wafdiga kasocday dowladda Soomaaliya ee uu hogaaminayay Ra’isulwasaare ku xigeenka dalka in Soomaaliya aysan aqbali Karin waqti dheeraad ah.
Kenya ayaa horay isaga ceyrisay dhammaan wakiiladeeda ku difaacayay badda, waxa ayna dhowr jeer codsatay in la siiyo waqti dheeraad ah.