Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada Soomaaliya oo Isku shaandheeyay Agaasimeyaal katirsan Wasaaradda.

Date:

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS mudane Maxamed Cadullaahi Salaad(Oomaar) ayaa isbedel ku sameeyay qaar kamid ah agaasimeyaasha waaxyaha wasaaraddaasi

Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XSF mudane Maxamed Cadullaahi Salaad(Oomaar) ayaa lagu shaaciyay isbedel lagu sameeyay qaar kamid ah agaasimeyaasha waaxaha ee wasaaraddaasi.

Halkan ka Akhriso:

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

La kulan Hirarka Badda Baraawe iyo da’yar soo dabtay quudka maalintiisa

Xeebta magaalada Barawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa subaxnimadii...

SoDMA oo gargaar raashin ah u qaybisay 2,000 oo qoys oo ku sugan Baardheere

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa degmada Baardheere...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeyb galay shir madaxeedka Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...