Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS iyo Raโ€™iisul wasaaraha XFS oo Caawa Kulmay

Date:

Muqdisho SNTV:-Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Raโ€™iisul wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Khayre oo Caawa Kulan yeeshay ayaa isku fahmay dhameynta xaaladaha hadda jira.

Sidoo kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Raโ€™iisul wasaaraha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka wada hadlayย xoojinta wada shaqeynta Laamaha Sharci dajinta iyo Fulinta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan degmada Xuddur

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi Dhinaca Difaaca Ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...