Toban Diblomaasi oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa tababar uga furamay dalka qatar ,tababarkanย ayaa waxaa sare loogu qadayay aqoonta Diblomaasiyinta ka hawl gala wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.
Tababarka ayaa lagu qaadanayaa casharro ku saabsan habka wadaxaajoodka iyo nabad samaynta, caqabadaha qaanuunka caalamiga ee baniโaadannimada iyo mowduucyo kale oo qeyb qaadanaya horumarinta xirfadaha Diblomaasiyiinta soomaaliyeed.

