Safiir Jamaal Maxamed Barrow oo kulan la qaatay Ganacsatada Koonfur Afrika.

Date:

Johannesburg (SNTV)– Kulan ay xalay magaalada Johanneesburg ku yeesheen Waxgaradka, Ganacsatada Soomaalida iyo Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Koonfur Africa ayaa looga hadlay dhibaatooyinkii ka soo gaaaray ganacsatada Soomaalida Rabshadahii ka dhacay deegaanka Saweto.

Kulankaasi Masuuliyiintii ka qeybgashay oo uu ka mid ahaa Safiirka Soomaalida u fadhiya Dalkaasi Jamaal Maxamed Barrow, ayaa waxaa halkaasi lagu magacaabay guddi ka shaqeeya caawinta dadkii hantidooda lagu boobay iyo sidii loo caawin lahaa.

Ugu dambeyn waxaa la isla gartay inta uu socday Kulanka in la sameeyo goobo la dhigo waxyaabihii laga soo badbaadiyay qolyihii wax boobayay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle,...

Jaaliyadda Soomaalida ee Xadarmuut oo afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen

Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed...

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan...