Saraakiil ka tirsan HSJ oo tababar uga furmay Tanzania.

Date:

Muqdisho (SNTV)- Ku dhawaad 20 Sarkaal oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa tababar la xariira hubinta dukumintiyada iyo habka loo bixiyo tababarada waxaa uu uga furmay Dalka Tanzania.

 

Tababarkan oo ay bixinayaan khuburro heer caalami ah oo ka socda dalalka Yurub iyo Hay’adda Socdaalka Aduunka IOM ayaa waxaa daa hfuray Ku xigeynka Agaasimaha Guud ee HSJ Cabdulahi Xaaji Bashiir.

 

Saraakiisha qaar  ayaa loo  tababari doonaa macallinimo si’  ay aqoonta la soo baray  uga sii faa’ideeyaan saraakiisha kale ee Hay’adda ka tirsan, waxaana tababarkan uu  socon doonaa Muddo toban Cisha ah.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...