Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Yoonis Cali Nuur.

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammedย  Farmaajo ayaa ka tacsiyeey geerida ku timid Allha Unaxariisteย ย Marxuum Yoonis Cali Nuur oo horay uga soo shaqeeyay Radio Muqdisho iyo Warbaahinta BBC qeybteeda Soomaaliga.

“Waxaan tacsi u direynaa qoyska iyo qaraabada Marxuum Yoonis Cali Nuur. Yoonis wuxuu muddo dheer kasoo shaqeeyay iyo , wuxuuna ahaa khabiir dhanka saxaafadda ah oo tababaray wariyeyaal badan oo Soomaaliyeed. Eebe jannadii Firdawso haka waraabiyo”. ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartay bulshada ee Twitter Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdulaahi Maxammed Farmaajo.

Marxuumka ayaa ku geeriyooday magaalada London ee dalka Englad.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...