Xeer ilaaliye ku xigeenkii Qaranka oo xilka wareejiyey

Date:

Xaflad sogootinta  ah uu ma’suuliyadda ku wareejinayay ku Xigeenkii 1aad ee Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka oo dhawaan loo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa  lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Muuse Macalin  Maxamed  ayaa maantay si rasmiya u wareejiyay xilkii ku xigeenka 1aad ee xeer ilaaliyaha Qaranka.

Xafladda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Axmed Cali Dahir  Ku Xigeenada Xeer Ilaaliyaha , Agaasimayaasha Xafiiska iyo dhammaan shaqaalaha kale Ee Xafiiska Xeer Ilaaliyah Guud Ee Qaranka.

Muuse Macalin  Maxamed  ayaa dhawaan  madaxwaynaha dalka Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo u magacabay  Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u...

Fariinta Madaxweynaha JFS ee Maalinta Haweenka Adduunka

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa dhammaan haweenka Soomaaliyeed,...

Mas’uuliyiinta Gaashaandhigga XFS oo boogaadiyay kaalinta gabdhaha ee ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay...