Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigey wadooyin muhiim u ah isku socodka bulshada

Date:

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo goor dhow gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dhagax dhigay Dekeda ay yeelaneyso Degmada Hobyo, taasoo ah deked istiraatiiji ah.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhagax dhigay wado isku xirta Hobyo iyo Caabudwaaq, taasoo noqon doonta Kastamka.

Dhismaha Dekeda Hobyo ayaa muhiim u noqon doona Deegaanada Galmudug iyo gobolada kale ee bartamaha Soomaaliya, waxaa kaloo ay muhiim u tahay Itoobiya oo noqon karta meelaha ugu dhow ee ay wax kala soo degi karto, maadaama Itoobiya aysan laheyn Deked.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Ciidanka Lugta oo ka qaybgalay Shirka African Land Forces Summit 2026 ee Rome 

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal...

Xulka Kubadda Cagta Qaranka Soomaaliyeed oo galabta la ciyaaraya dhiggooda Mauritius

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa ku...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud has granted a 90-day...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cafis muddo 90...