Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjirahaย  Midowga Yurub ee Soomaaliya

Date:

Muqdisho (SONNA)ย ย  Raโ€™iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali ย Khayre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa Danjirahaย  Midowga Yurub ee Soomaaliya Veroniqueย  Lorenzo.

Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo danjirahaย  Midowga Yurub ee Soomaaliya Veroniqueย  Lorenzo ayaa kawada hadlay qodob dhowr ah, isagoo R/wasaare Kheyre uga mahad celiyey Midowga Yurub ย taageerada ay la garab taagan yihiin Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Danjiraha Midowga Yurub Veroniqueย  Lorenzo, ayaa sheegtay in ay sii wadi doonaan taagerada dhaqaale ee ay siiyaan Dowladda Soomaaliya, waxayna caddeysay in ay la dhacsan yihiin hanaanka Maamul ay ku shaqeyso Dowladda.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hayโ€™adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya...

Shir-Wadatashi Qaran oo lagu diyaarinayo Qorshaha Qaran ee Ka Hortagga iyo Xakameynta Cudurka Cagaarshowga oo ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka...

Duqa Muqdisho oo Degamda Kaaraan maanta ka qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada qof iyo codka ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen...