Shir looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Filand

Date:

Magaalada Helsinki ee Caasimadda Dalka Finland ayaa ka daah-furay Shir heer Qaran ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.

Shirkaasi ayaa waxaa looga hadlayay arrimo ay ka mid ahaayeen:- Dib-u-heshiisiinta, Federaalka, Arrimaha Amniga Gudaha,Tuukulaynta iyo Tayaynta Ciidanka Qalabka Sida, Waxbarashada iyo arrimaha Xuquuqul Insaanka iyo Haweenka.

waxaana Soomaaliya uga qeybgalay Wafdi balaaran, waxaana ka mid ahaa Wasiirada Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga, Waxbarashada,Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, iyo u Qaybsanaha Soomaaliya ee Hay’adda UNWOMEN.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...