DHAGEYSO: Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan kasoo saartay ninkii u gafay Nabigeena (NNKH)

Date:

Muqdisho (SONNA)  Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay arrinta ku aadan nin lagu magacaabo C/wali Cali Cilmi, kaasi oo  soo bandhigay sawirka Nin kale oo uu ku sheegay in uu yahay Nabigeena Maxamed NNKH.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa akhriyey bayaanka Hay’adda ay soo saartay, isagoo sheegay in ninkaas uu ka baxay Diinta islaamka, waxaana uu xusay in meel uu kaga dhacay karaamadii Nabigeena CSW, shariciga in la horkeeno ayuuna Dowladda codsaday.

Halkaan hoose ka Dhageyso Bayaanka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ay soo saartay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...