Biyo yari baahsan oo ka taagan Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool

Date:

Xudur (SONNA) Biyo la,aan Baahsan ayaa ka jirta Degmada Ceel Barde ee Gobolka Bakool kana mida deegaanada hoos yimaada Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Ceelkii ay Buldhada ka Cabijireen Biyaha ayaa jabay qeymaha  Biyaha ayaa  Fuustadii waxaa  la kala Siistaa qeymo lacageed oo gaaraya 150 ilaa 200 kun oo shilin Soomaali ah.

Maamulka Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa ka dalbaday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka KG Soomaaliya inay Wax ka qabtaan Dhibaatada Biyo yari ee ka jirta Ceelbarde.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan C/raxmaan ayaa soo sheegaya Inay Saamayn aan wanaagsanayn ay ku yeelatay Bulshada Deegaanka Biyo yarida ka jirta Degmadaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...