Howlgal dagaal iyo gargaar wada socda (Warbixin)

Waxaa sii kordhaya kala firaxdaka Kooxda, waxaa kaloo sii kordhaya isu soo dhiibka gacanta Dowladda, isi soo dhiibka waxaa ugu dambeeyay laba Horjoogeyaal sare...

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku faraxsanahay in Culimadeenna iyo Dowladdu ay u mideysan yihiin ka...

Muqdisho (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Shirka Culimada Soomaaliyeed ayaa adkeeyey in culimadu ay hormuud ka noqdaan sidii...

Maxaad ka taqaanaa derbiga dunida uga dheer(The Great Wall of China) ?

Beijing (SNTV)-Abaaro 8:10 daqiiqo subaxnimadii Jimcaha oo shallay ahayd ayaan aniga iyo koox weriyeyaal ahka baxnay halka aanu ka deganahay Magaalada Caasimada ah ee...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa siyaasadda iyo nabadda qaramada midoobay.

Muqdisho (SNTV)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay madaxa waaxda siyaasadda iyo dhismaha nabadda qaramada midoobay (DPPA),...

Wasaaraddaha Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Qatar oo Wada shaqeyn dhow yeelanaya

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed “Amar dambe” ayaa ka warbixiyay Safar uu ku tagay Dalka Qatar iyo kulamo uu lasoo...

Xafladdii Caleemo saarka Saciid Dani oo laga dheehan karay Midnimada Ummadda Soomaaliyeed

 Garoowe ( SNTV)- Magaalada Garawe ee Caasimad u ah Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa beryahaanba waxaa ka socotay qaban-qaabadii Caleemo saarka Madaxweynaha Doorashada ku...

Wasiir Beyle oo Dalalka Sacuudiga iyo Aljeeriya uga mahadceliyay deymihii ay ka cafiyeen Soomaaliya

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in Dalalka Carabta ka cafiyaan deymaha,si ay taasi Gogal-xaar ugu noqoto saamaxaadda...

Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay

Muqdisho (SNTV)- Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ku geeriyooday magaalada Nayroobi, Halgamaa ka mid ahaa...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

Baydhabo (SNTV)-Jannaayo 16, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee...

Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo Magacaabay Guddiga badbaadinta iyo soo Celinta...

Muqdisho January 10 (SNTV):- Raiisalwasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa Magacaabay Guddiga badbaadinta iyo  Soo celinta hantida qaranka Soomaaliyeed, Guddiga oo...