XUKUUMADDA

Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Qorsheynta XFS iyo K/Galbeed Oo Yeeshay Kulan Muhiim ah

Muqdisho(Sntv) Mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Qorsheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha  Dowladda Federaalka  iyo xubna ka socda Midowga Yurub ayaa shalay la kulmay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Dowlad...

Wasaaradda Warfaafinta oo beenisay Warqad been abuur ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir Hilaal.

Muqdisho (SNTV):- Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa beenisay warqad been abuur ah oo Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir ku-xigeenka...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Xuska maalinta Xornimada Goballada Waqooyi

Dhuusamareeb (SNTV)—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo bulshada magaalada Dhuusamareeb kala qayb galay munaasabadda xuska sannad guurada 59-aad ee...

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Odayaasha Dhaqanka oo ka wada hadlay Dib-u-heshiisiinta Iyo Dhismaha Galmudug Loo Dhanyahay

Dhuusamareeb (SNTV) —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo Qorsheynta ee BJFS

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo Qorsheynta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ujeedada kulanka...

Ugu Akhris Badan