XUKUUMADDA

Xukuumadda oo u hambalyeysay maamulka Puntland

Dhuusamareeb-(SNTV)- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada Dowlad Gobaleedka Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska 1da...

Ciidan lagu soo tababaray Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Gaashandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (ammar dambe), ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyay Cutubka ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka...

DFS oo guddi u saartay gurmadka dadkii ku waxyeelloobay qaraxa Muqdisho

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa  magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Faah-faahin ka bixiyey Qaraxii ka dhacay Xarunta Dawladda Hoose.

Muqdisho (SNTV)- Waxaa hadda Saxaafadda kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay...

Natiijada imtixaankii mideysnaa ee dowladda oo la shaaciyey

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa caawa shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda. wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo toos uga hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku...

Ugu Akhris Badan