XUKUUMADDA

AMISOM oo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ku wareejisay Saldhigga Degmada Warsheekh

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Isniintii Todobaadkan kala wareegay howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, Saldhig ku yaalla Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellada dhexe,...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo heshiisiiyay Bulshooyinka ku dhaqan Huurshe iyo Xeraale

Bulshooyinka kasoo kala jeeda degaannada Xeraale iyo Huurshe oo ka wada tirsan Gobolka Galgaduud ayaa heshiis nabadeed ku kala saxiixday Xalay Magaalada Dhuusamareeb ee...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay sameysay guddiga saddex geesoodka qaran ee Arrimaha Shaqada

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta guddoomiyay kullankii ugu horreeyay ee guddiga saddex geesoodka...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dhibaatada lagu hayo Soomaalida kunool K/Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika,kuwaasi oo la kulma,dil,dhac iyo weeraro joogta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kula kulmay dhiggiisa Japan.

 Shalay oo Khamiis ahayd (29 August), Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa intii lagu guda-jiray kaltanka todobaad ee...

Ugu Akhris Badan