XUKUUMADDA

R/Wasaare Kheyre oo Xudur kula kulmay Madaxda Degmooyinka Bakool & Odayaasha Dhaqanka

R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa magaaladaas waxaa uu kullan kula qaatay...

Wasaaradda Cadaaladda DFS oo shaacisay Qorshe lagu hormarinayo hannaanka Cadaaladda

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu hormarinayo hannaanka Cadaaladda dalka. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo Wareysi...

R/Wasaare Khayre Oo Xeraale Geeyay dad loo barakiciyay isku dhaca beello walaallo ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud,si uu u hubiyo dhaqan gelinta heshiiskii nabadeed ee...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhagax dhigay dhismayaal lagu kordhinayo Jaamacadda Ummadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre ayaa Maanta Dhagax dhigay dhismayaal cusub oo ay yeelanayso Jaamacadda Ummadda qeybteeda Caabuudwaaq. Dhismahan uu Ra’iisul...

Kheyre oo kala hadlay Ergada Galmudg danta guud

 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga furay shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ay ka...

Ugu Akhris Badan