XUKUUMADDA

Ra’iisul wasaaraha dalka oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Marka. Sawirro

Mudane Xasan Cali Khayre ra'iisul wasaaraha XFS oo ka soo ambabaxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka...

Soomaaliya oo guulo kasoo hoysay Shir-weynaha Isgaarsiinta Adduunka+

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, Eng; Cabdi Canshuur Xasan ayaa sheegay in Soomaaliya ay guulo la taaban karo ka soo hoysay Shirweynaha Isgaarsiinta Adduunka...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Baydhabo Kula Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socota Qaramada Midoobay Iyo Bangiga Adduunka

Ra’iiusul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha guud ee qaramada Midoobay u qaabishan arrimaha bini’aadninimada, Mark...

Wasiirka cadaaladda XFS oo shir guddoomiyay kulan bahda cadaaladdu maanta yeesheen.

Shir ay soo qaban-qaabisay wasaaradda cadaaladda XFS oo ay ka qayb galeen bahda cadaaladda dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada...

Soomaaliya oo ka qayb gashay wejiga afaraad ee shirka deyn cafinta.

Wasiirka Maaliya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya kooxda wadahadalka deyn...

Ugu Akhris Badan