XUKUUMADDA

Wafuudii ka qayb-gashay shirkii iskaashiga oo casho loo sameeyay.

Wasaaradda arrimaha dibadda XFS ayaa xalay casho sharaf ugu sameysay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah ergooyinkii ka qayb galay shirkii labada maalin ka...

R/Wasaare Kheyre Oo Soo Xiray Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya Oo Shalay Iyo Maanta Muqdisho ka Socday

R/Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa soo xiray shirka madasha iskaashiga Soomaaliya oo ay goob joog ka ahaayeen wakiillada beesha caalamka, wakiillo ka...

Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay. “sawirro”

Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa si rasmi ah u furay Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo markii ugu horreysay lagu qabanayo Muqdisho. Shirka waxaa...

Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Farmajo uu ka jeediyay New York

Mudane Madaxweyne, Madaxda sharafta leh, Wufuudda, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf weyn ii ah inaan hadal ka jeediyo Fadhiga 74aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay. Waxaan...

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa shirweyne looga hadlayo Horumarinta Adeegga Boostada Adduunka

Geneva – Sebtembar -25-2019) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha aan caadiga ahayn ee Midowga...

Ugu Akhris Badan