XUKUUMADDA

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway oo Ra’iisul Wasaare Khayre Kulan soo Dhaweyn ah ugu Sameeyey Oslo

Norway(SNTV) Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khaye, ayaa magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddankaasi ku dhaqan,...

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyey Lacagta cusub ee Shillin Soomaaliga ah

Muqdish (SNTV), Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Mudane Bashiir Ciise Cali oo maanta la hadlay Warbaahinta, ayaa ka warbixiyey Lacagta cusub ee Shillin Soomaaliga...

Danjire Faqi “Soomaaliya wax wadahadal ah kama galayso Dacwadda Badda”

Muqdisho (SNTV) Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Cali Saciid Faqi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegaya in dhageysiga dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Oslo Kula Kulmay Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Oslo, June 19, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula yeeshay Xoghayaha...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan la Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Norway

Oslo(SNTV):— Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arimaha dibadda Norway, Ine Marie Eriksen Søreide ayaa kulan ku qaatay magaalada Oslo,...

Ugu Akhris Badan