XUKUUMADDA

Qadar oo Beesha Caalamka ugu baaqday in si Wadajir ah loo taageero Soomaaliya

Muqdisho(SNTVN);-Wasiirka Arrimaha dibada Dowladda qadar Sultan bin Saad al-Muraikhi,oo magaalada Brussels kaga qeyb galay shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya (International Partnership Forum on...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Qaabilay Safiirka Dalka Hindiya u Qaabilsan Soomaaliya “SAWIRRO”

Muqdisho, July 18, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Suchitra...

Kusimaha madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya+sawiro

Muqdisho, 18-07-2018:  Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya...

Wasiirka Boostada oo daahfurey Xarunta Internetka iyo isku xirka Jamacaddaha dalka “SAWIRRO

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa daah furay Adeegga taakuleynta Internet-ka iyo isku xirka Jaamacaddaha dalka iyo kuwa caalamka, munaasabad...

Dowlada Somalia oo Culimada dalka kala tashaneysa ladagaalanka fikradaha xagjirka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay xubno ka tirsan Culimada Soomaaliyeed, kaasi oo ku aadan...

Ugu Akhris Badan