XUKUUMADDA

R/Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya oo furay Kulan wadatashi ah oo looga hadlayo Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya.

29, JULY, 2018, Muqdisho (SNTV) R/Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed ayaa maanta furay kulan wadatashi ah oo diiradda lagu saarayo hanaanka Doorashooyinka...

Aqoon isweydaarsi ku saabsanaa maqaamka Caasimadaha Federaalka ah ee dunida oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SNTV) Aqoon isweydaarsigaan khubarada wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisinta Soomaaliya waxa ay ku soo bandhigeen nidaamyada ay ku dhisan yihiin caasimadaha...

Tababar ku saabsan adeegsiga Korontada oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya ayaa Maanta tababar Afar Cisho socon doona ugu furtay Magaalada Muqdisho, xubno ka kala socda Dowladda dhexe, maamul...

Qaban qaabo lagu soo dhaweynayo Ra’isul Wasaare Khayre oo Garoowe ka socota

Garowe(SNTV) Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tagay Magalada Garoowe ee Xarunta...

Raiisul wasaare kuxigeenka Dalka oo la kulmay wafdigii ka qeyb-galay shirkii waxbarashada

Muqdisho(SNTV) Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb galay munaasabad sagootin ah oo madaxtooyada Soomaaliya loogu sameeyay wafdi...

Ugu Akhris Badan