XUKUUMADDA

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shaaciyay in loo tartamayo xilka Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dalka

Muqdisho (SNTV), Markii ugu horeysay ayaa wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxa uu ku dhawaaqay in loo tartamayo xilka Guddoomiyaha...

R/wasaare Kheyre oo shir guddoomiyey Shirka Wadajir ah ee Golaha Wasiiradda XFS iyo Puntland

Muqdisho (SNTV)-, Shirkaan wadajirka ah ee ay maanta Magaaladda Garoowe ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiiradda Xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo Wasiiradda dowlad Goboleedka puntland, ayaa...

Wasiirka Amniga XFS oo booqday Xafiiska Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu ku leedahay Garoowe

Garowe(SNTV);- Wasiirka Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abukar Islow  ayaa booqday xarunta laanta 6-aad Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee ka howlgasha magaalada Garoowe. Wasiirka ayaa kormeer...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qayb Galay Xaflad Shahaadooyin Lagu Guddoonsiinayay Arday Ka Qalin-jebisay Jaamacadda PSU

Garowe, August 1, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe uga qayb galay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay...

Ra’iisulwasaare Kheyre oo shirar la leh oday dhaqameedyada Qardho

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay boqor...

Ugu Akhris Badan