XUKUUMADDA

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Xukuumadda iyo Shacabka Tanzania

Muqdisho September 22 (SNTV);- Dowladda Federaalka Soomaaliya war qoraal ah oo ka soo baxay ayaa Tacsi iyo garabgal loogu diray Xukuumadda iyo Shacabka saaxiibka ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Soomaaliya u matalaya Fadhiga guud ee Qaramada Midaabay

Muqdisho September 22 (SNTV);- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa u kicitimay Magaalada New York...

Wasiir Beyle oo sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii lacag cusub loo soo daabici lahaa

Muqdisho September 22 (SNTV);- Dowladda Soomaaliya aya buuxisay dhammaan 27-dii shuruudood oo uu Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF) uu ku xiray iney buuxiso...

Ka dhageyso Barnaamijka Wadajir + Sawirro

Jimco 21 September 2018 Muqdisho (SNTV) Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka waxaa uu diirada saarayaa todobaadkan halka ay marayso Diyaarinta Hannaanka Qaran...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo kormeer kutagtay ispitaalka keysaney halkaasoo ay kujiraan dumar isku furmay

Muqdisho September 20 (SNTV):-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Marwo, Fowziya Abiikar Nuur , ayaa sheegtay inay Wasaaraddu ka go’an tahay inay Gacanta ku qabato dhammaan...

Ugu Akhris Badan